Somaliland national Anthem
Samo ku waar, samo ku waar Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa Samo ku waar iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyo samo ku waar samo ku waar Somaliland
زوارنا
تهنئة إلى شعب صوماليلاند في الداخل و الخارج بالعيد التاسع عشر المجيد
هذا المنشور نشر في أخبار. حفظ الرابط الثابت.